Boqortooyada Sacuudi Carabiya Oo Shaacisay inay Berri Kow Tahay Bisha Ramadan

Hay`adda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya Ayaa Hadda Ku dhawaaqday in ay Bilatay Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Waxaa Ay Sheegtay in Laga Arkay Bisha Gobolo badan Oo Dalka Ka Mid ah.

 

Dhamaan bahda Oodweynenews Waxaan idin leenahay Ramadaan Kariim, Ramadaan Mubaarak, ilaahay annaga iyo idinkaba cibaadada ha ka aqbalo, soonkan soonkiisana ha inagu gaadhsiiyo caafimaad, cibaado suuban, nabad iyo danbi dhaaf rabi … aamiiin .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker