Daawo Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Heshiis Saddex Geesoodka Ah Ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea

“Heshiiskan ayaa ayaa dhigaya in Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya ay yeeshaan iskaashi dhaqaale, amni, bulsho, dhaqan iyo siyaasadeed, lagana shaqeeyo sidii guud ahaan Gobolka Geeska Afrika loogu soo dabbaali lahaa xasillooni iyo horumar,” sida ay baahisay madaxtooyada Soomaaliya.

 

Heshiiskan waxaa qalinka ku duugay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki.

 

Hadaba Daawo Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Heshiis Saddex Geesoodka Ah Ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker