Weftigii uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL Oo La Kulmay Madaxwaynaha Dalka Taiwan

Weftigii uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL Dr Ciise Kayd ayaa saaka kulan la qaatay Madaxwaynaha Dalka Taiwan Marwo Tsai Ing-Wen. Kulankan oo ay kaga wada hadleen xidhiidhka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada, Dhaqaalaha, Waxbarashada, Beeraha iyo Ganacsiga ayaa ka dhacay qasriga Madaxtooyada Dalka Taiwan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker