Diinta Islaamka Maxay Ka Qabtaa In Maydka Lagubo? Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
Diinta Islaamka Maxay Ka Qabtaa In Maydka Lagubo? Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi, arintan oo imaranysa kadib markii Nin u dhashay dalka shiinaha uu ku geeriyooday cisbitaalka Hargeysa kadibna lagu gubay duleedka wuqooyi ee magaalada Hargeysa.