NIYAD BAAN UQOSLAY

Waaryaahe niyadbaan uqoslay

Keene iyo kordhiye

Keene . Waaryaa kordhiye saaxiib waxaan daawaday siyaasi

Gebiilay ka hadlaayay waxa uu ku cabanayay inay gebiilay

Dulmantay bal saaxiib ninkaa caqligiisa ka warran.

Kordhiye.saaxiib ninkaa sidaadoo kalaan ugu qoslay

Laakiin waxaan odhan bkaraa wuu kibir hadlay

Dadweynaha S/LAAN way ogyiin dhaqaalihii dalku siduu udhamaa

Inuu gebiilay iyo nwaaxigeeda galay

Anigu odhanmaayo waa nacas laakiin malaa waa la saaxiib

Faalo bandanna yaynaan iskaga khasaarayn

 

Guuleed liibaan   snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker