Kulankii Dhexmaray Wasiirka Daakhiliga JSL Iyo Safiirka Cusub Ee Itoobiya Ee Hargeysa

DAAWO;KULANKII DHEXMARAY WASIIR KA DAAKHILIGA SOMALILAND IYO SAFIIRK CUSUB EE ETHIOPIA U FADHIYI DOONA MAGAALDA HARGAYSA. KULANKAASI OO AHAA MID KA QABSOOMAY SHALAY XARUNTA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA SOMALILAND EE MAGAALADA HARGAYSA , AYAA WAXAA SIFIICAN ISU WARAYSTAY UNA GORFEEYAY DANAHA LABADA WADAN WASIIR KAAHIN IYO SAFIIRKA CUSUBĀ  EE DAWLADDA ETHIOPIAN U FADHIYIDOONA SOMALILAND MR SHAMSUDIIN.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker