Dadkeyga Geed Goo’ Mooyee, GeedBeer Ma Leh!

Waa Nasiib daro in aann la qaadan talooyinkii badnaa ee aannu hawada marinay, ee ahaa in xayn daab loo sameeyo geedkaa iyo meelaha kale ee khatarta leh, .Waa garaad xumo in Geed Duugaal reebkeena gali lahaa Askar loo diro oo Dhagax lagu Qudh gooyo!!.
Askarigii Geedka Dhagaxa wayn ku Dhuftey waxa ay ugu yeedheen Mujaahid!! Anagu waxa aannu wadnaa Halgan, Halgankaasi maalinba meel ayuu mari doonaa Waaanan ku rejo weynahay in uu Guuleysan doono.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker