Daawo Waraysi : Gabadh Ku Biirtay Daacish Shamima Begum Oo Dhalashadii UK Lagala Laabtay

Dawladda Boqortooyada Ingiriiska ayaa   dhalashadii kala laabtay Shamima Begum  kadib marki ay u safartay dalka Suuriya si ay ugu biirto Kooxda Dawladda Islaanka iyada oo markaas 15 jir ahayd.

 

Shamima ayaa ka tagtay London sannadkii 2015kii si ay ugu biirto Kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka, iyadoo halkaas lagu guursaday kuna dhashay wiil yar, hadana waxay doonaysay in ay kusoo laabato UK.

Hadaba halkan hoose ka daawo waraysi lala yeeshay iyadoo akhrinaysa warqadda dhalashada britian lagaga xayuubiyey.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker