Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Dadka Ku Boorinaya Ka Faa”idaysiga Bisha Ramadaan.

Ilaahay wuxuu ku sheegay bisha ramadaan bill iyo ayaamo kooban,wayna tahoo bal u fiirso durtiiba xaggay marayso.

Bishii waa bishii qur”aanka iyo ilaalinta iyo dhawrida sallaadaha iyo akhrinta quraanka iyo laasimada goobaha khayrka.
Bishan waa bill la libin laabo sadaqada iyo wax bixinta haddaba bulshada soomaalida waxa aan u sheegayaa in ay yareeyaan baraha bulshada iyo facebooka gaar ahaan .
Postiyada  iyo waxa ay soo qorayaan  ay u badiyaan dadka xasuusinta digriga alla salliga rasuulka hal xadiith hal aayad oo anfacda ummada.
Wax kastoo laqwiya hallaga fogaado ,laba kalmadood oo ku culus miisaanka,una fudud carabka,ilaah agtiisana loogu jecelyahay waa subxanallaah wabixamdihii ee halla badiyo
Ramadaan mubarak
Hamse riiraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker