Sheikh Jaamac Wadaad ayaa Burco lagu soo dhaweeyey

Burco(OWN) Shiikh Jaamac Wadaad oo Kamida Culimada Gobolka Togdheer Ayaa Maanta si Baladhan Loogu So Dhoweyey Magalada Burco Ee XARUNTA Gobolka togdheer
Shiikha Ayaa ka mida Culimada WAX ku Daaweysa Quraanka Kariimka ah
Waxana So dhoweyntisa Ka qayb Qaadanayey CULIMADA gobolka Togdheer Salaadin Bahda Warbaahinta Iyo Gaadiid Tiro Badan
Waxana Lagaga Hortegey Waqooyiga Magalada Burco Waxana Dadweynihii So dhoweyntisa Ka qayb qaadanayey hadalododii Ka Mid ahaa

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker