Tacsi: Hooyo: Maryan Muxumed Madar 

Cabdullaahi Maxamed Cumar iyo xaaskiisa Ruqiya Xasan Muxumed oo deggan dalka Ingiriisku, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan:
  1. Maxamuud Aadan Cumar ( Maxamuud Aadanmaal) iyo dhammaanba carruurtiisa
  2. Caasha Aadan Cumar iyo ubadkeeda
Iyagoo ka tacsiyaynaya, geeridii naxdinta lahayd ku timid Alle ha u naxariistee hooyadood: Maryan Muxumed Madar oo maalintii Khamiistii ee 30kii Maay 2019 ku geeriyootey magaalada Hargeysa.
Waxayna Ilaahay uga baryayaan, in uu Eebbe jannadiisa geeyo hooyo Maryan innaga samir iyo iimaan saadiqa innaga siiyo.
 
Aamiin Allahayoow……..

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker