Gobol kamid ah Mareykanka oo mamnuucay ilmo iskasoorididda

Nebraska ayaa ku biirtay liiska dawladaha xaddidaya xuquuqda ilmo iska soo rididda ee Maraykanka, inkasta oo mudaaharaadyo waaweyn ay sameeyeen mucaaradka.

Sharci dejinta gobolka Nebraska ayaa ansixiyay mamnuucida ilmo iska soo rididda 12 toddobaad oo uur ah ka dib.

Go’aankan masameynayo haweenka ay noloshoodu halis kujirto , iyo xaaladaha uurka ka dib kufsiga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker