Fanaanadda Sahra Halgan Oo Sheegtay In Facebook-geedii Laga Jabsaday Shalay

Fanaannada Sahra Halgan oo shir jaraa’id ku qabatay markii ugu horreysay magaalada Hargeysa, sida ay sheegtay, ayaa ka hadashay Facebook-geedii oo laga jabsaday.

Fanaannada ayaa codsatay in loo soo celiyo Accountkeeda Facebook, iyadoo carrabka ku adkaysay in ay xaq u leedahay inay taageerto cidda ay doonto.

Halkan hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker