Dawladda Kenya oo Dib u Furtay Waxbarashada Iskuulada

Waxaa maanta oo Isniin ah dib loo furay dhamaan iskuullada Waddanka Kenya kaddib bilooyin ay xidhnaayeen.

 

Malaayiin Arday ah oo ay Waxbarashadooda hakat gashay in tii lagu gudo jiray xayiraadaha lagu xakamaynayay cudurka safmarka ah ee covid-19, ayaa dib ugu laabanaya fasalladoodii.

 

Qaar ka mid ah ardayda ayaa waxbarashada ku sii watay qaab online ah, taas oo ardayda oo dhan aanay wada heli karin.

 

Waalidiiinta Ardayda  dalka Kenya ayaa  walaac ka muujinayeen Xedhnaanshaha Iskuulada,

 

Waxaanay sheegeen  in qaabka  online ka ahi aanay  Ardaygu  wax ku baran karin, hayeeshee ay doonayaan in dib loo furo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker