Dabdamiska Hargeysa oo U Gurmaday Kaalin Shiidal oo Sigatay

Ciidanka Dabdemiska caasimada Hargeysa ayaa u gurmaday Kaalin Shidaal oo lagu magacaabo Al-Nuureyn kuna taala agagaarka taliska guud ee ciidamada Badda.
Kaalinta ayaa lahayd saddex bam oo ka dhisnaa dhulka hoose, taasoo keentay dayaan iyo olol, kadib neefsiga bamka oo cidhiidhi ahaa.
Ma jirin khasaare dhimasho iyo dhaawac halkaa ka dhashay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker