“Sharciga Iyo Maxkamadaha Ayaanu La Tiigsan Doonaa Wasiirka, isagaa caddeyn doona hadalkiisa” – Maamulka Shirkadda HASS

Hargeysa (OWN)- Shirkadda Shidaalka ee Hass Petroleum oo ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn ee Shidaalka Keena Somaliland, ayaa iska fogeysay eedayn uu wasiirka Hawlaha Guud Somaliland maanta ugu jeediyey shirkadda oo uu ku eedeeyey inay qayb ka tahay Jabhad hubaysan oo laga abaabulayo Gobolka Buuhoodle.

Guddoomiyaha Shirkadda Hass Petroleum, Cabdirisaaq Ibraahim Ataash, ayaa sheegay inay shirkad ahaan sharciga la tiigsan doonaan Wasiirka Hawlaha Guud haddii aanu keenin Caddaymo u markhaati-furaya eedaymaha uu ujeediyey shirkadda.

Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker