Iskuulka ELM Schools (Young Muslim Academy) Ee Hargeysa Oo Manhajkiisa Waxbarasho Uu Yahay Faafitaanka Diinta Kiristaanka
Iskuulka ELM Schools (Young Muslim Academy) Ee Hargeysa Oo Manhajkiisa Waxbarasho Uu Yahay Faafitaanka Diinta Kiristaanka , halkan hoose ka dhagayso sheekh Aadan Sune oo ka hadlaaya arinta Iskuulkaas.