Iskuulladdii Gaarka Loo Lahaa Ee Waddanka Rwanda, Oo Xidhmay Oo kacay, Markii La tayeeyey waxbarashada Dugsiyadda Dawladdu Maamusho Ee Dalkaasi.

Dawladda Rwanda, ayaa dedaal iyo dhaqaale gelisay waxbarashada, si loo horumariyo nidaamka waxbarasho ee Dugsiyada Dawliga ah, si ay u noqdaan kuwo u tayeeysan sida kuwa gaarka loo leeyahay.
Ka dib dedaalka iyo tayeynta lagu sameeyey Dugsiyada Dawladda, waxa ay soo jiiteen oo u riyaaqay waxbarashadan la tayeeyey Waalidiin badan kuwaas oo Carruurtoodii iyo ubadkoodii ka soo wareejiyey dugsiyadii Gaarka ahaa, isla markaana geeyey kuwa dawladda.
Qorshahan, ayaa ahaa mid ka mid ah Higsiga Madaxweynaha Rwanda ee in Iskuullada dalkiisu noqdaan kuwa ugu wanaagsan Adduunka.
Source New Africa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker