MADAARADA ADDUUNKU LABA LABA MAGAC BAY LEEYIHIIN OO MID (FUNNY) YAHAY. EGAL AIRPORT MAGACIISA KALE WAA ‘ WAANNU KU SYGAYNAY AIRPORT’.

Madaarada caalamiga ah qaar badan baa magac funny ah la raaciya a magacooda si dadku markay dayaaradda ka soo degaan ilkahoodu u muuqdaan qaarna qosol ku ka soo fakado oo dabadeed iyagiyo shaqaaluhu kaftan aan turxaan lagu ogayn is weydaarsadaan magaaladana sidaa faraxad iyo rayn rayn kula fal  gala.

Madaarka New Dalhi MAGACIISA labaad ee funny ga ah waxaa la yidhaa LEAVE IT OR LOVE IT.  MASAR WAXAA SOO DHOWAYNTA MADAAR KU TAHAY ‘ MASAR MISLAK MAWGUUD’  oo micnaheedu yahay NOOC KASTA AAD TAHAY QOF NOOCAAGA AH WAA U HAYSAN AA.
CANADA MADAARADEEDA CAALAMIGA AH MID KA MIDA WAXAA KU TAALLA ‘ FORGET HUNGARY’.
TURKEY AIRPORT WAXAA KU TAAL ‘ Batman Airport.
Australia- USELESS LOOP AIRPORT.
USA – DEAD HORSE AIRPORT.
INDONESIA – FAK FAK AIRPORT.
TANZANIA – MAFIA AIRPORT.
MOGADISHO – HA IGU SOO NOQON AIRPORT.
USA – DANGER BAY AIRPORT.
GADAR- DOH AIRPORT.
BERBERA 1 BOODHARI AIRPORT.
HARGEYSA EGAL AIRPORT MAGACII UGU FUNNY SINAA WAXAA I BIXIYEY NIN QURBOJOOGA WUXUU U BIXIYEY ‘  WAANU-KU-SUGAYNAY AIRPORT.
Haddaba waxaa bilawmay waqtigii holiday ga ee Somalilanders badani ka soo degayeen Airport ka Hargeysa oo kelmadda dib aha ka saaraan qolqoljoogta reer Somaliland ay tahay Waanu ku sugaynay hebeelaw ama heblaay wax badan baa shacabka iyo Xukuumadaa ka dhimman si ay dadka walaalahooda siday lacagta ugala hadhi lahaayeen ee wax uga iibin lahaayeen u a soo baashiri lahaayeen. Police ka waa on lacag yar loo saaraa qof kasta oo Madaarka ka soo dega police kuna bedel keeda waa inay Suuqyada habeen iyo maalin sugaan si dadkan meel walba u tegi karaan iyo waqti kasta. Sii a bacadlaha Waaheen shaqaalihiisu dumar iyo ragba ansha xumo iyo taabasho ayey kula kacaan ee waa in police gudaha Suuqyada ku dhex jiraan.
Fasaxyo wacan dadka lacagta kala hadha oo marxabaysiiska barta jidh taabashona reer reebban  qurbaa lama yaqaan taa.
M Bashe

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker