Qaabka jabuuti

Qaabka jabuuti

Keene iyo kordhiye

Keene . waar yaa kordhiye saaxiib ma moodaa inaynu

Qaabka jabuuti ushaqayno oo aad moodo inaynu nahay

Gobol jabuuti ka mida sababtoo ah jabuuta siday udhantay

Dhaqaalaheeda iyo maamulkeeda waxa gacanta ku haya

Qoys keliya  qofkasta oo taajira waxa ku khasaba inuu sheer

Ka geliyo qoyskaa haddii kale waa lala wareegayaa xoolihiisa

Meel kasta oo kharash ka soo baxayana waa in qoysku lug

Ku leeyay haddaanu wada haysanba waana sida aynu inana

Ku socono .

Oo immikaba wax yar baynu ka sokaynaa waayo dalka inta badan

HEEGAA  xukunta meel dhaqaale kasoo baxo iyo wixii qandaraasa

Waxa loo samaystay shirkado si loogu lunsado hantida umadda

Khariidadana waxa soo dhiiba qayskaa jabuuti laakiin waxaynu

Nahay kala jaad iyagu waa dad la bahdilay ilaa sidii gumaysigu

Uhaystay mid la miduunbaa qabsaday

Innakau wax yarbaynu xeerinay naa iyana is ka soo gebogebo ah

Iska rididoodu hawl badan innagu qaadan mayso

Haddii caqligu usoo noqon waayo.

 

 

 

Guuleed liibaan  snm 1710@livecom.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker