Ciidanka Amaanka Oo Toogtay Dameer Saddex Qof Ku Cunay Wajaale.

Tog-Wajaale (OWN)- Rasaas ayaa Lagu Dilay Dameerkan Kadib Markii la Xaqiijiyay in uu Cunay Sadex Qof Magaaladda Tog-Wajaale, Waxaana la ogaaday in uu Qabo Xanuun Halis ah oo Mararka qaarkood ku dhaca Xayawaanka.

 

Dameerkan, ayaa sidda uu sheegay WARIYE Cabdiraxmaan Hiiraan  lagu toogtay Tog-wajaale, kadib markii uu cunay saddex qof. Siddaa darteed ay dhawaan toogteen ciidanka amaanka ee Tog-wajaale. Wariyuhu ma sheegin inay geeriyoodeen saddexdan qof.

Maaha markii u horeysay ee uu xanuunkani ku dhacay Xayawaan ee uu Wajaale dad ku cunaan. Balse sidda la sheegay wuxuu xanuunkani hore ugu dhacay Ey tiro badan oo dad ku cunay Wajaale.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker