Cuqaasha, Waxgaradka , Madax-dhaqameed iyo Haweenka Gobolka DAADMADHEEDH Oo Si Adag uga Hadlay Xukunka Lagu Riday Abwaan Baashe Xasan Maxamed iyo Macallin Cabdiqaaddir Nuur Maxamuud
Cuqaasha, Waxgaradka , Madax-dhaqameed iyo Haweenka Kasoo Jeeda Gobolka DAADMADHEEDH Oo Si Adag uga Hadlay Xukunka Lagu Riday Abwaan Baashe Xasan Maxamed iyo Macallin Cabdiqaaddir Nuur Maxamuud.
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi Jeex ayaa xukun ku riday Macalin Cabdiqaadir Nuur Maxamed iyo Abwaan Baashe Xasan Maxamed oo ay labadan muwaadin kiiba ku xukuntay midkiiba 8 sano oo xadhig ah iyo ganaax lacageed oo dhan 625,000 oo Doollarka Maraykanka ah.
Hadaba halkan hoose ka daawo Shirkaas jaraaid .