Guddoomiyaha Xisbiga Haya Talada Maamulka Kililka 5-Aad Oo Ka Hadlay Sababta Rasmiga Ah Ee Uu Isku Casilay Madaxweyne Cabdi Iley, Halka Uu Hadda Ku Sugan Yahay Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Madaxweynihii Gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa is casilay kadib dhowr maalmood oo khilaaf uu kala dhexeeyey dawladda federaalka ee Itoobiya.

Madaxa xarunta dhexe ee xisbiga haya talada maamulka gobolka Khadar Cabdi Ismaaciil ayaa ka hadlay is casilaadda madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar iyo halka uu ku sugan yahay, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker