Dadka Mareykanka ah ee qaatay tallaalka COVID19 Oo Loo Ogolaaday dalka Canada

Dowladda Canada ayaa shaacisay  in laga bilaabo Sagaalka bisha August, dadka Maraykanka ah ee sida buuxda u qaatay tallaalka xanuunka COVID-19 loo ogolaan doono inay dalka Canada soo gali karaan, kaddib 16 bilood oo xuduudda Canada ay ka xirneyd muwaadiniinta Mareykanka ah.

Dadka u dhashay dalalka kale ayaa iyagan loo ogolaan doonaa inay Canada galaan 7-da bisha September haddii ay tallaalka si buuxda u qaateen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker