Daawo Wasiirro Puntland ah Oo Kormeeray Xarumaha Dawladda Ee Magaalada Badhan Dhismayaal Kalena Dhagax-dhigay

Badhan(OWN) Wefti ka kooban Wasiirka Waxbarashada Puntland Wasiirka Caddaaladda, Wasiirka Hawlaha Guud, W/kuxigeenka Warfaafinta, Agaasimaha Tacliinta sare, iyo Mas’uuliyiin kale oo katirsan Maammulka Puntland Ayaa kormeeray Xarumaha Dawladda Puntland Ee Magaalada Badhan Dhismayaal Kalena ka Dhagax-dhigay halkaas

Muuqaalka Warkaas Halkan hoose Kadaawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker