Taariikhda Soomaalida iyo Wacdarihii soo Maray Qarnigii tagay:- Duufannadii siyaasadeed ee ka dilllaacay NDF, Somali Galbeed, Djibouti, Somaliland…
Dib-u-milicso Taariikhda Soomaalida iyo Wacdarihii soo Qarnigii tagay iyo Xogo Muhiim ah. Waa Qaybta 6 iyo 7aad ee Taxanaha Barnaamij laga sameeyey Taariikhda Soomaalida iyo Wixii ka dhacay Qarnigii Tagay.