Daawo Nuxurka Khudbadii Madaxwaynaha Somaliland Ee Jaamacadda Camuud

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in loo baahan yahay wakhtigeediina la joogi in la qabto doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka, kuwaas oo uu xusay in ay muhiim tahay qabashadoodu, maadama oo ay muddo dhaaf yihiin.
Madaxweyne Biixi, oo ka hadlayey Xafladda Qallin jebinta Jaamacadda Camuud, waxa hoosta ka xariiqay in wixii qabyo ah ee jirta la dhamaystiri doono oo la geli doono marka la helo Goleyaal la soo doortay, laakiin inta ka horreysa doorashada qabsoomideeda ay ka shaqayn doonaan.
Halkan hoose ka daawo Khudbadii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker