Daawo:M/ Xigeenka Somaliland oo Boorame kaga Qaybgalay Kulan Duco ah oo ay Dadka Reer Boorame Ilaahay kaga Baryayaan Inuu ka Badbaadiyo Coronavirus

Daawo:  Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland oo Magaalada Boorame kaga Qaybgalay Kulan Lagu Akhriyayo Quraanka Kariimka ah, Arintan ayaa Daba socotay ka Dib Markii ay Colimada Gobolka Awdal Gaar ahaanna Degmada Boorame ay Soo Abaabuleen in Ilaahay SWC Laga Magan Galo inuu Inaga Badbaadiyo Xanuunka Coronavirus.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker