Daawo: Is Afgaranwaa Ka Dhexqarxay Ururka Solja iyo Xukuumada Somaliland
Daawo: Is Afgaranwaa Ka Dhexqarxay Ururka Solja iyo Xukuumada Somaliland, Wasaarada Warfaafinta Ayaa ku Doodaysa inay iyadu Tahay Ta Qudha ee Masuulka ka ah Wixii Ha,addo Warbaahineed ah ee Dalka ka jira, iyo Inay Ururadu U Hogaansamaan Awaamiirta Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyi Galinta