Caafimaadka, biyaha iyo waxbarshada siyaayad lagama dhexdoono

Dhamaan waan salaamayaa bulshadda Somaliland  iyo  Somalilada kaleba waxaan kaloo si gaara u salaamayaa maamulada Hadhwanaagnews iyo  Oodweyne news  waas hadh iyo habeen soo gudbiya aragtida dadweynaha ay soo gudbiyaan.

Waxaan maanta aan doonayaa inaan idilna wadaago arigta aan qabo taas ah waxaa ii muuqatay  in meelo degaanada ka mid ah Soomalinad si aad bulshada halkaasi ku nooli ay ka dib dhacsan yihiin bulshooyinka kale taasna waxaa u sabab iyada oo siyaasad laga raadiyey sadex shey oo bulshadu u baahan tahay  kuwaas oo  kala ah

Caafimaadka

Biyaha

Waxbarashad.

sadexaad arrimood waa xaar in la siyaasdeeyo  oo bulsho kastaaba way u baahan tahay  .waxaa marag ma doonto ah in Gobolka Daadmadheedh  laga dhexdoonay arrin aan loo baahney kulmiyihii kala dambeeyey.  waxaan u soo jeedinayaa wasiiradda cusub  oo kala ah Caafimaadka,Biyaha iyo  Waxbarshada inay si deg deg u tagaan Gobolkaasi aan soo sheegay si ay wax u qabtaan baahiyaha ka jira degaankaasi iyo kuwa la midka  ee ay ka jiraan dhibaatooyinkaasi aan soo sheegay  oo weliba wasiirka caafimaadkiu uu ahaado wasiirka ugu horeeya .

 

 

Ahmed Ismail

Ahmedbudul@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker