DAAWO: Wafti Culus Oo Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa Iyo Ujeedada Safarkooda + Qaabkii Loo Soo Dhaweeyay

Hargeysa (OWN)-Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda ee Baarlamaanka dalka Jabuuti Xildhibaan Cabdiraxmaan Cawaale Yaasiin ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa

Wasiirka wasaaradda cadaaladda Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda ee golaha wakiillada Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe ayaa waftigan ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker