Wasaaradda Caafimaadku Maxay Ka Tidhi Xaaladda Caafimaad-darro Ee Weriye Coldoon ?

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa ka hadashay Xaalad Caafimaad-darro oo Xabsiga dhexe ee Hargeysa ku haysata Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye oo  Saxaafadda kula hadlay Xarunta Wasaaradda ayaa sheegay in gabi ahaanba Xabsiyada Somaliland aanay ka jirin Xaalad Caafimaad-darro oo la xidhiidha Xanuunka Dunida ku faafay ee Covid_19.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker