Wax ka ogow 13-ka Wasiir Caafimaad ee Haweenka ah ee Qaaradda Afrika oo Hormuud ka noqday La-dagaalanka Faafitaanka Cudurka Covid-19

Hargeysa (OWN)- Guud ahaan Caalamka oo dhan, Caabuqa Corovirus muu noqon oo kaliya masiibo galaafatay nolosha dad badan oo la jeclaa, balse waxa uu iftiimiyey heerka kartiyeed ee ay leeyihiin hoggaamiyeyaasha siyaasadeed ee majaraha u haya dowladaha caalamka.

Qaaradda Afrika, kiisaska la xaqiijiyey kama duwana kuwa dunida kale maaddaama ay dawladuhu qaadayaan tallaabooyin wax ku ool ah oo lagu joojinayo faafitaanka cudurka Covid-19 si la mid ah sida ay uga hawl-galaan kuwa dhiggooda ah ee dalalka horumaray sida Yurub iyo Aasiya.

Sida warbixinta ku xusan dhammaan dalalka ku yaalla Qaaradda, waxa dalalka Afrika laga soo helay 13 Wasiir Caafimaad oo Haween ah oo masuul ka ah wasaaradaha Caafimaadka, iyadoo 9 ka mid ah 13-ka wasiir yihiin dhakhaatiir Caafimaad, halka 4 kale loogu magacaabay kartida ay leeyihin iyo doorkooda dhinaca ka-dhex-muuqashaa Bulshada.

Halkan waxaanu ku soo gudbinaynaa liiska 13 Wasiir Caafimaad oo haween oo xilligan hoggaaminaya dagaalka dalalka qaaradda Afrika kula jiraan fiditaanka cudurka Covid-19.

 

SI AAD UGA BOGATO WARBIXINTA OO DHAMMAYSTIRAN GUJI SAWIRKA HOOSE

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker