Ciidanka Dawlad Deeganka Soomalida Itoobiya Oo Laba Ay Ku Toogtay

Laba Wiil oo Dhalinyaro ah oo Ciidanka Ammaanka Dawlad Deeganka Soomalida Itoobiya ay ku toogten Kantaroolka Degmadda Awbare.
Warar Madax banaan ayaa sheegaya in Toogashada Dhalinyaradu Timid Kadib Markii Gaadhigii ay ku Saarnaayeen Si sharci daro ah uga baydhay Bar Kantarool.
Labada Dhalinyarada ah ee dhintay ayaa ahaa Habrawadaag iyada oo mid kamid ah dhalinyaradaasi uu kamid ahaa Arday dhawaan ka qalin Jabinaysay Jaamacadda Jigjiga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker