Ganacsiyo Soomaalidu ku Lahaayeen Koonfur Afrika Oo la Boobay.(Sawiro)

Wararka laga helayo Magaalada Johansburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ay sheegayaan in saacadihii la soo dhaafay Gudaha Magaaladaaasi lagu boobay Goobo Ganacsi ay Soomaali leeyihiin.

 

 

Qaar kamid ah dadka ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa ka dhigayay deegaanka Bophelong dibadbax ay uga cabanayEen Koronto la’aan ka jirta dalkaas,iyaga oo xilliga banaanbaxa boobay goobo Ganacsi farabadan oo ay leeyihiin Soomaali iyo dad kale.

 

 

Qaar kamid ah Xubnaha Ururka Madowga Ganacsataa dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ay sheegeen in Kooxaha Burcadda ah ay dhibaatooyin kala duwan oo isugu jira dil iyo boob ka qabaan,isla markaana aysan jirin cid wax ka qabaneysa.

Dalka Koonfur Afrika ayaa todobaadyadii la soo dhaafay waxaa dilal loogeystay Dhalinyaro Soomaali ah,kuwaas oo Ganacsi ahaan u joogay dalkaas.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker