Isku Aad Tartanka UEFA Champions League Oo Lasoo Saaray

Valencia, Manchester United, Juventus iyo Young Boys ayaa  noqday isku  group , waana midka ugu adag sida la saadaaliyay, isku aadka tartanka oo caawa la shaaciyay sidoo kale waxaa iyaguna fooda is dari doona inta tartaankaaan socda kooxo waaweyn  oo caan ka ah qaarada yurub kuwaas oo ay ka mid yihiin  Napoli Liverpool iyo PSG.

Liiska isku aadka kooxaha ayaaa sidaan kala ah.

Group A:

Atletico Madrid, Borussia Dortmund, Monaco, Club Brugge

Group B:

Barcelona, Tottenham, PSV, Inter Milan

Group C:

Paris Saint Germain, Napoli, Liverpool, Red Star Belgrade

Group D:

Lokomotiv Moscow, Porto, Schalke, Galatasaray

Group E:

Bayern Munich, Benfica, Ajax, AEK Athens

Group F:

Manchester City, Shakhtar Donetsk, Lyon, Hoffenheim

Group G:

Real Madrid , Roma, CSKA Moscow, Viktoria Plzen

Group H:

Juventus , Manchester United , Valencia , Young Boys

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker