Haweenay Ka Tirsan hay’adda Qaramada Midoobay ee WHO oo Xalay lagu dhaawacay Magaalada Laas-caanood.

Laas-caanood-(OWN)-Waxa xalay magaalada Lascanod toogasho lagu dhaawacay hooyo Ugaaso Xasan oo ah sarkaalad ka tirsan hay’adda Qaramada Midoobay ee WHO.

Hooyo Ugaaso, ayaa dhaawaceeda la geeyay cisbitaalka Lascanod, waxaana la sheegay inay xaaladeedu degenayd islamarkaana ay u muuqatay in caafimaadkeedu soo raynayo.

Ma jirto cid xalay loo qabtay falkaas, laakiin ciidamada ammaanka ayaa markiiba soo gaadhay goobta lagu toogtay Ugaaso Xasan oo caan ka ah magaalada Lascanod.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker