Somaliland oo Guddi heer Qaran ah u magacowday Qorshaha lagu Waajahayo Saamaynta Dagaalka Ethiopia

Hargeysa (OWN)- Guddoomiyaha Hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxoontiga ee Somaliland Cabdikariim Xinif ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi Guddi heer Qaran ah u xil-saaray dejinta qorshe lagu waajaho saamaynta ka iman karta dagaalka ka socda dalka Ethiopia.

Cabdikariin Xinif waxa uu arrintan iyo xaaladda Qaxoontiga iyo barakacayaasha ku nool gudaha Somaliland kaga warbixiyey su’aalo ay weydiiyeen Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida oo guddoomiyaha u yeedhay.

Muuqaalka Hoose ka daawo warbixinta Guddoomiye Xinnif.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker