Wasiirka Arimaha Gudaha kulan la qaatay Wakiilka Dawladda UK u Qaabilsan Somaliland.

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin,uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa kulan la qaatay Lizzia Walker Wakiilka Dawladda Boqorada Ingiriiska u Qaabilsan Jamhuuriyadda Somaliland.
Kulankan oo ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha ayaa ujeedadiisu ahayd is xogwaraysi labada dhinac.
Xafiiska Warbaahinta Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker