Daawo :-Calanka Somaliland oo laga taagay Qasriga boqortooyada Sucuudiga

Hargeysa(OWN)Calanka  Somaliland ayaa laga taagay qasriga madaxtooyada boqortooyada dalka Sacuudiga ee magaalada Riyadh, sida ay baahiyeen qaar ka mid ah taleefishinada dalka Sacuudiga.

Calanka Somaliland ayaa kasoo muuqday xaflad uu boqorka Sacuudiga Salman Bin Cabdul Casiis u sameeyey qaar ka mid ah madaxdkii ka qeyb-gashay xajka sanadkan, oo uu ka mid ahaa madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdriaxmaan Saylici.

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka 

https://youtu.be/ZaJAZ2EiFy4

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker