Garyaqaanka Guud Ee Puntland Oo War Ka Soo Saaray Khilaafka U Dhexeeya Gaas Iyo Camey.

Garoowe-(OWN)-Garyaqaanka Guud ee Puntland,Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaa qoraal uu soo saaray maanta wuxuu kaga hadlay khilaafka ka dhashay magacaabiista guddiga ansixinta iyo xallinta khilaafaadka Baarlamaanka ee u dhaxeeya madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa.

Garyaqaanka Guud ,ayaa sheegay in madaxweyne ku-xigeenka Puntland uusan awood u laheyn inuu magacaabo guddiga xallinta khilaafaadka sida uu Dastuurku qabo.

Qodobbada 80 iyo 81 ee Dastuurka  Puntland ayaa kala caddaynaya awoodaha ay kala leeyihiin madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka  Puntland.
Hoos ka akhri qoraal Garyaqaanka Guud ee Puntland;

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker