Daawo: Dawlada Pakistaan oo Joojisay Filim Muran dhaliyay oo Lagu eedeeyay inuu kasoo Horjeedo Diinta Islaamka

Daawo: Dawlada Pakistaan oo Joojisay Filim Muran dhaliyay oo Lagu eedeeyay inuu kasoo Horjeedo Diinta Islaamka.

 

Filimkan ayaa Hadka kasoo kiciyay Malaayiin Qof oo Muslimiina waxaanay ku Eeedeeyeen inuu Filimkani yahay Mid Wax Loogu dhimayo Rasuulka NNH , Intaas ka bacdi Dawlada ayaa Gabi ahaanba Hakisay . Taasoo ay sheegeen inu Aan La Baahin Doonin ilaa ay Go,aan ka Gaadhaan Gudida Colimada ee Dalkaasi

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker