Daawo:-“Mar Kasta Oo Doorashadu Sii Fogaato Waxay Keenaysaa In Dadkuna Sii Kala Fogaado” Sheek Aadan Siiro.

Hargaysa-(OWN)-Sh Aadan Xaaji Maxamuud Siiro ayaa khudbadiisii saalada Jumce waxaa uu kaga Hadley dib u dhaca doorashooyinka waxaana uu soo jeediyey hadii laga cawdey kominshanka doorashooyinka in xal la keeno Sidoo kale Sh Ayaa ka digay mar kasta oo doorashooyinku dib u dhacaan in ay umadu sii kala fogeynayso. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker