Hargeysa: Murashax Doorashada ka hor Dadkiisii ka dareereen iyo Halka ay u jihaysteen

Hargeysa (OWN)- Qaar ka mid ah Taageerayaasha murashax Cabdiqaadir Muuse Taydh oo Golaha wakiillada uga sharraxan gobolka Maroodijeex, ayaa maanta shaaciyey inay kalsoonidii iyo taageeradii ay u hayeen kala noqdeen murashax isla markaana ay maalinta doorashada Codkooda siinayaan Murashax Siciid Maxamed Aw-Cismaan oo xisbiga UCID gobolka Maroodijeex uga sharraxan Golaha Wakiillada.

Xogta warkan oo faahfaahsan daawo Muuqaalka Hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker